James Swan: “Soomaaliya waxay ku socotaa dariiq halis ah”

Wakiilka Qaramada Midoobay Soomaalia James Swan ayaa sheegay in xiisadda siyaasadda ee ka taagan Soomaaliya ay halis ku tahay horumarkii laga samaynay dib u dhiska hannaanka dawladdeed iyo amniga dalka. Swan ayaa hadalkan ku sheegay warbixin ku saabsan xaalada Somalia oo uu siiyey kulan Golaha amaanka ee QM ka yeeshay xaalada Somalia isagoo walaac ka … Continue reading James Swan: “Soomaaliya waxay ku socotaa dariiq halis ah”